Kooxda Al-Shabaab “Sargaalkii Faransiiska wuu noolyahay”
Muqdisho (KON) Al-Shabaab ayaa ka hadlay weerarkii ka dhacay degmada Buula-mareer ee gobalka Shabeelaha Hoose.
Bayaan ay soo saareen kooxdaan ayaa waxay ku sheegeen wali in uu noolyahay sargaalkii u dhashay wadanka Faransiiska oo ay haayaan.
Bayaankaan oo Al-Shabaab ay soo dhigeen Boga ay ku leeyihiin twitter ayaa sidoo kale waxay ku sheegeen in ay haatan haayaan askar Faransiis ah oo dhaawac uu soo gaaray.
Warbaahinta Dalka Fransiiska ayaa Saakay shaaciyeen in Laheestaha Faransiiska Denis Allex lagu dilay Weerarkii lagu doonayay in lagu soo furto Sarkaalkaan.
Wixii ku soo kordhaa Warkaan kala soco Keydmedia.net
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.