Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Tuesday 21 February 2012 14:38

Dekadda Magaalada Kismaayo oo hadda Gubaneysa

Kismaayo (Keydmedia) - War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobblka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dekkada caalamiga ah ee magaaladaasi uu goordhow dab xooggan ka kacay, ayadoona sababta dabkaasina uu warar kala duwan ka soo baxayaan.

Wararka hordhaca ah ee ka soo baxaayo dabka dekadda Kismaayo ka kacay ayaa sheegaya in Markab weyn oo Dhuxul maalmahanba lagu raraayay  uu dabka ka dhashay.

Wali lama ogga inuu jiro khasaaro nafeed jiro iyo in kale  hasayeeshee waxa soconaya daddaalo ballaaran oo la doonayo in lagu daminyo dabka dekadda ka kacay.

Wixii ku soo kordha dib ayaad kala socon doontaa insha allah

More News

Share this page

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top