Dhac iyo Boob-ka ey wadaan Maleeshiyaadka Raaskambooni iyo Ciidamda Dowladda
Muqdisho (KON) - Sida ay noo xaqiijiyeen dadka ku nool Degmada Wanlaweyn iyo qaar kamid ah ganacsatada magaalada Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa dhac iyo boob xooggan waxaa ay ku hayaan xarumaha ganacsiga ee magaalada Kismaayo.
Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose Xaaji Isxaaq Maami ayaa sheegay in Ciidamadaasi ey dhibtaato weyn ku hayaan Dadka rayidka ah iyo Ganacsatada Degmada.
"Dhaca ey geesteen Ciidamda ayaa Labo jibaar noqday Maalmihii lasoo dhaafay" Ayuu yiri Gudoomiyaha.
Isbaarooyinka ey dhiganayaan Maleeshiyaadka Raaskambooni ayaa faraha ka badatay oo siiba Ganacsatada lagu Boobayo.
Dhaca iyo boobka ay Ciidamadaan u geysanayaan shacabka waxaa bar bar socda howlgallo aan dadka lagu kala sooceynin oo lagu qab qabanaayo qof kasta oo ay Ciidamadu indha saaraan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.