Dibadbaxyo Balaaran oo ka Socda London
London (Keydmedia) - Dibad-baxyo ay dhigayaan Soomaalida Wadanka Ingiriiska ayaa haatan ka socda Magaaladda London gaar ahaan Halka uu ka soconayo Shirka looga hadlayo Mustaqbalka Soomaaliya.
Dadka oo Gacmaha ku sita Calanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqaya Erayo ka dhan ah Shirka, iyagoo ku micneeyay innuu yahay mid lagu kala qaybinayo Dalka Soomaaliya.
Shirka oo Xawaare sare ku socda ayna ka soo aqyb-galeen 50-Dowladood ayaa loo dhaga taagayaa waxyaabaha ka soo bixi kara.
Wixii Faahfaahin ah kala soco Keydmedia
Keydmedia.net - Xafiiska London
Share this page
More News
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
- Hog. ka tirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo Dhaawac loogu geestay Kismaayo
- Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo
- Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/hoose
- Ciidamada Iftiin Baasto oo Howlgallo ka wadaan xaafadaha ay Kismaayo ka maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.