Diyaarad Maraykan oo ku dhacday Xadka Somaaliya iyo Kenya & Saraakiil ku dhinteen
Nairobi (Keymedia) - Diyaarad Dagaal oo laga leeyahay Wadanka Mareykanka ayaa ku bur-burtay Xuduudka aan la leenahay Dalka Kenya.
Diyaaradda oo howlo Basaasnimo ka waday Degaanadda Dagaalyahanadda Al-Shabaab ayaa la Sheegay innay soo dhacday xilli ay ku jirtay Shaqadda.
Bayaanka ayaa lagu xusay innay Bur-burka Diyaaradda ku Nafwaayeen 4-Sarkaal Ameerikaan ah kuwaasoo saarnaa Diyaaradda.
Ugu dambeyntii Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka ayaa howlo Basaasnimo ka wada Dalka Soomaaliya waxaana ay ugaarsanayaan Dagaalyahanadda Al-Shabaab.
Wixii faahfaahin ah Fillo Dhawaan
More News
- Kooxda Shabaab oo Duqeyn ku Bur buriyay Ceelkii Biyaha ee Garbahaareey
- Somali ku dhibaataysan Xabsiyo ku yaalla dalka Ukraine
- Suuqa Ganacsiga magaalada Gaalkacyo oo xiran
- Horjoogiyaal Al Shabaab ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Galgaduud
- Dagaal Khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho
Share this page
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.