Diyaarado Calaamada USA ka muuqatay oo Duqeeyey Magaaladda Baraawe
Moqadisho (KON) - Magaaladda Barawe ee Gobbolka Shabeelaha hoose ayaa la sheegaya in diyaarado sitay Calaamada Mareykanka ay Duqeyeen Magaalada iyo nawaaxigeeda.
Goobjoogayaal ku suganaa Magaalada Baraawe ayaa wariyaha Keydmedia u shegeen in diyaaradahu ay Bartilmaameed ay ka dhigteen meelo Shabaabka u aheyd saldhigyo ee Magaalada Baraawe.
“Waxa aan maqlay waa daryan aad u culus oo Magaaladda gilgilay” sidaa waxaa sheegtay Madiina Xaaji Macow oo ka mid ah Haweynka ku Ganacsada Magaaladda Baraawe, waxaayna intaas raacisay in aysan garaneyn Khasaaraha ay geysteen Duqeynta ka timod Diyaaradahaas.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.