Dowlada Talyaaniga oo Markab Dagaal usoo diraysa Soomaaliya
Nairobi (KON) - Dowlada Talyaaniga ayaa sheegtay in ay Xeebaha Soomaaliya u soo direysa Markab noocyada dagaalka ah oo lasheegay in uu sugi doono Ammaanka xeebaha Afrika gaar ahaan kan Soomaaliya.
Wakaalada Wararka oo xiganeyso Saraakiisha badmareenada ee kanaalka Suways ayaa shaacisay in Markabaan uu kusoo wajahanyahay Xeebaha Soomaaliya.
Markabkaan ayaa qayb ka noqon doono Ciidamada gaashaanbuurta NATO ee hada ku sugan biyaha Soomaaliya iyagoo la dagaalamaya kooxaha burcad-badeeda.
Dhawaan ayaa Dowlada Russka iyo Spain shaaciyeen inay Maraakiib Dagaal usoo diraayaan Xeebaha Soomaaliya.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
- Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo doortay Guddoomiye
- Idiris X.Faarax Oo Laga Waraystay Fadeexadii Cunto Karinta Faroole Iyo Wiilkiisa
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.