FA oo FIFA ugu baaqay dib u dhigida doorashada madaxweynaha FIFA
Keydmedia Sport) - Madaxweynaha xilligaan ee Fifa Sepp Blatter ayaa waxa uu yahay musharaxa kaliya ee u taagan xilka madaxtinimo ee FIFA kadib amrkii uu musharaxnimadiisii uu kalaaabtay Mohamed Bin Hammam.
Bin Hammam, oo ah madaxweynaha Asian Football Federation (AFC), ayaa isagu waxa uu isaga baxay musharaxnimadiisii kadib markii fadexado ku soo bexeen.
Xariirka kubada cagna Ingiriiska FA ayaa dhawanahaan waxa ay shaaciyeen in ay kalaabanayan u codeyna madaxtinimada FIFA kadib marii ay soo bexeebn warar sheegay in wax isdaba marin uu sameyay madaxweynaha FIFA.
Madaxweynaha xariirka kubada cagta Inbiriiska (FA) David Bernstein ayaa 19-kii May, 2011 waxa uu sheegay in xarirkoodu ay isaga harayaan codeynta madaxweynaha FIFA hasa yeeshe hada waa kalaabten arintaasi
Xariirka kubada cabgta giriisk ayaa waxa ay shegeen in niyadooda ay bedeshay waxyaabihii dhacayay maalmahaan ayna codsanayaan laba sheey in lagu taageero oo tan koobad ay tahay doorashada madaxweynayha FIFA in dib loo dhigo iyo in lahelo ruux kula tartama Balter jagaada madamaxtinimo ee FIFA oo uu kaligii hada u taganyahay.
Blatter, oo 75-jir ah ayaa waxa uu doonayaa in mar kale uu noqdo madaxweynaha FIFA markisii afaraad.
Keydmedia Sport
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.