Fannaan Axmed Heybe oo ku geeriyooday Muqdisho
Muqdisho (KON) - Allaha Unaxariistee waxaa Cawaa ku Geeriyooday Caasimada Muqdisho Fanaanka Caanka ee Soomaaliyeed Axmad Heybe Caraale.
Marxuumka ayaa Goordhow u geeriyooday Xanuun Shalay ku soo booday.
Maareeyaha ayaa sheegay in Fanaanka uu ifka uga tagay Todobo Caruur oo dhamaantood kuwada Sugan Muqdisho.
Axmed Heybe Carraale ayaa kamid ahaa Fannaanniintii hobolladii Qaranka ee Waaberi.
Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa sidaan horey usoo sheegnay kamid ahaa Hobalada Waaberi waxaana uu fanka ku soo biiray Xiligii Dowladii kacaanka iyadoo caan uu ku ahaa qaadista Heesaha Wadaniga ah.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.