Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 2 January 2013 11:47

Gaganacsatada Dharka ee Kismaayo oo Lagu Amray Inay Ka Guuraan Suuqii Hore

Kismaayo ( KON)- Maamulka KMG ah ee ka arrimiya magaalada KIsmaayo ee xarunta gobbolka Jubbada Hoose ayaa qeybaha kala duwan ee ganacsatada dharka ku iibiya siiwii hore ee magaalada Kismaayo ku amray inay ka guuraan halkaasi islamarkaasna ay deggaan goobo cusub oo ay u calaamadeeyeen.

Teaser Image Gaganacsatada Dharka ee Kismaayo oo Lagu Amray Inay Ka Guuraan Suuqii Hore

Arrintaan ayaa waxaa walaac ka muujiyay ganacsatada dharka ee loo yaqaano waratada kuwaasoo sheegay in amarkaan ka soo baxay Maamulka KMG ah ee Kismaayo uu caqabad ku yahay howlahooda ganacsi.

Saaka suuqa weyn ee bacadlaha ee magaalada Kismaayo waxaa ka socda barakac xooggan oo ay sameenayaan ganacsatada suuqaasi ku ganacsan jirtay.

Keydmedia Online -Xafiiska, Kismaayo

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top