Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
Capetown(Keydmedia) - Waxaa si naxariis darro loogo toogtay dalka Koonfur Afrika ganacsade Soomaaliyeed oo dukaan ku lahaa magaalada Capetown.
Ganacsadahan ayaa lagu dhex toogtay dukaankiisa, sida ay Keydmedia u sheegeen dad ku sugan magaalada Capetown.
Waxaana ninkan toogtay kooxo hubaysan oo South African ah.
Dalka Koonfur Afrika oo kamid ah wadamada Afrikaanka ah ee Soomaaliya ay soo gacan qabatay xilliga gumaysiga cadaanku uu ku habsaday ayaa noqday meesha Soomaalida loogu gaysto dilalka ugu foosha xun dunida.
Soomaalida ayaa xasuusnaan doonta sida arxan darrada ah ee loogu laayo dalkaasi iyagoo qaarkood nolosha lagu gubo, taasoo aysan waxba ka qaban dawlada Koonfur Afrika.
Keydmedia News Desk - Capetown
More News
- Kulankii London oo Daqiiqado ka hor Furmaya
- Gudoomiyaha Wadajir oo Saakay la toogtay
- Amisom oo loo fasaxay iney Deegaan walba weeraraan & Ciidanka oo la Kordhiyay
- Kooxda Shabaab oo ka baxeen Baydhabo
- Kooxda Al-shabab oo Ganacsade caan ah ku dishay Baydhabo
Share this page
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.