Garoonka Gaalkacyo oo Kooxo Hubeysan la wareegeen
Gaalkacyo (Keydmedia) - Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Meleeshiyaad Hubeysan Daqiiqado kahor Qabsadeen kadib markey Weerar ku qaadeen.
Kooxo Hubeysan ayaa kusoo weerareen Gantaalada garabka lagu qaato, iyodoo wali la sheegi karin Khasaarada meshaad ka dhashay. Garoonka ayaa fadhiyey Diyaarado isugu jiray kuwa Rakaab keenay, kuwa qaadayey iyo kuwa Caalami ah ee kamid tahay Diyaarad ee leedahahay UN-ka.
Taliyaha Booliska Gobolka Mudug Jaamac Maxamed Axmed ayaa Keydmedia u sheegay in hubka ay soo tuureen Kooxdaas aysan wax khasaare ah geysan haddana ay ku guda jiraan cida falkaas ka danbeysa ayna wadaan baaritaan ku aadan hawshaas.
Faahfaahin Fillo Dhawaan
More News
- Kooxda Shabaab oo Duqeyn ku Bur buriyay Ceelkii Biyaha ee Garbahaareey
- Somali ku dhibaataysan Xabsiyo ku yaalla dalka Ukraine
- Suuqa Ganacsiga magaalada Gaalkacyo oo xiran
- Horjoogiyaal Al Shabaab ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Galgaduud
- Dagaal Khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho
Share this page
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.