Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka Badbaaday Qarax
Kismaayo (Keydmedia) - Gudoomiyaha Dowladda TFG-da ee degmada Xudur ee xarunta gobbolka Bakool Maxamed Macallin ayaa ka badbaaday qarax gurigiisa oo ku yaalla magaalada Baydhaba lagula eegtay kaasoo la doonaayay in lagu khaarijiyo.
Sida la xaqiijiyay qaraxa ayaa ahaa Bam-gacmeed kaasoo lagu tuuray guriga uu magaalada Baydhabo ka deggan yahay Guddoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool Maxamed Macallin.
Ciidamada Dawladda oo qaraxa kadib hawlgallo sameeyey ayaa gacanta ku dhigay ninkii tuuray qaraxaasi, waxaana la sheegay in iminka ay ku socdaan baaritaano.
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.