Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi u hogaaminayo oo Muqdisho yimid
Muqdisho (KON) - Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka qaybgalaya wafdi balaaran oo ka socda wadanka Jabuuti oo uu horkacayo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.
Wafdigaan ayaa goor dhow waxay ka soo dageen garoonka diyaaraha ee magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ugu horeeyay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya.
Afhayeenka baarlamanka dalka Jabuuti Idiris Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa tibaaxay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu yimaado magaalada Muqdisho.
Sidoo kale waxaa lagu in Afhayeenka baarlamaanka Jabuuti uu ka hadlo kulanka baarlamaanka Soomaaliya maadaama haatan ay ku suganyihiin xarunta Shacabka Soomaaliya.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.