GUUL: Midowga Yurub oo Aqoonsi buuxa siisay Dowlada Somalia
Moqadisho, (KON) - Dawlada Dalka Soomaaliya ayaa waxay u muuqataa mid Caalamka ka soo dhex IFTIIMEYSA, ka dib markii ay gaartay Guulo Aqoonsi oo is daba jog ah waxayna intaas ku gaartay dadaal dheeraad ah oo ay 4bilood gudahood ku soo hoysay.
Waxaa laga joogaa labo Todobaad markii ay Gawlada Mareykanku si Rasmi ah u Aqoonsatay Dawlada Soomaaliya oo u M/weynaha ka yahay Xasan Sh. Maxamuud. Sidoo kale waxaa si diiran logu soo dhaweyey Xarunta Gudiga European Commission oo u Madaxda ka yahay President Jose Barroso, waxuuna M/weynaha Soomaaliya halkaas ka jeediyey hadalo wax ku ool ah waana kuwaan Qeyb ka mid ah hadaladiisi siduu u yiri:
"Somalia has turned a page and wishes to take ownership of its future and of the well-being of its people," said President Barroso after a meeting with President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday that was devoted to the ways the EU can assist Somalia on its path to a stable political future.
Keydmedia.Net
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.