Iska hor-imaad ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (KON) - Waxaa galabtay ka dhacay Duuleedka Magaalada Gaalkacyo Iska Horimaad dhemaray Ciidamda Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyo, waxaana ka dhashay Iska Hor-imaadkaas Khasaaro badan.
Ilaa iyo Sadex Qof ayaa ku dhimatay Dagaalkaas, waxaana ku dhaawacmeen 2 Qof.
Iska Horimaadkaan ayaa yimid kadib markii ay Ciidanka Galmudug ey weerar ku qaadeen Koox Hubeysan oo ay jidgooyo u taallay duleedka koonfureed ee Gaalkacyo, iyadoo ay Kooxdu rasaas kala hortagtay Ciidanka.
Sarkaal la hadlay Wariyaha KEYDMEDIA ONLINE ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamda Galmudug ey ku guuleesteen kahor taga Kooxahaas.
Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo
Share this page
More News
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
- Hog. ka tirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo Dhaawac loogu geestay Kismaayo
- Qarax Ciidamada Kenya lagula eegtay Kismaayo
- Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/hoose
- Ciidamada Iftiin Baasto oo Howlgallo ka wadaan xaafadaha ay Kismaayo ka maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.