Kismaayo oo Bandow lagu soo rogay Gashay
Moqadisho (KON) – Habeenkii xalay ahaa ayaa Magaalada Kismaayo waxaa la mamnuucay isku socodkii iyo wax kastoo dhaqdhaqaaq ah waxaana la sheegay in u Bandowgaas sii socon doono.
Bandowgan oo ay soo rogeen Ciidanka KMG oo halkaasi ku sugan ayaa Xalay ka dhaqan galay Magaalada Kismaayo kaas oo billaabanaya Lixda Maqribnimo kuna eg Lixda Waaberigi.
Aqriste ku xiran Keydmedia oo Kismaayo ku sugan ayaa nogu soo waramay in Magaalada Kismaayo Bandowga la galiyey ay la xariirto falalka Dhaca, Kufsiga oo ay Maleesiyo Beeleedka Rasgambooni u geysanayaan Shacabka Magaalada Kismaayo, waxuuna intaas raaciyey in aysan waxba isdhaamin Shabaabii iyo kuwa Rasgambooni.
Keydmedia.Net
Share this page
More News
- Video: Siyaasiin Soomaali ah oo ku cadaadiyay Dawlada Norway inay… // Daawo
- IGAD: Wixii Kismaayo ka dhacay waa Sharci daro | Dowladda ha looga danbeeyo -Warbixin
- Waa kuma Ninka Askariga Ingiriiskaa London ku Dilay? Warbixin
- R/wasaare Saacid oo ka hadlay Dhaqaalo soogaaray dowlada
- Obama oo ka hadlay Dagaalka lagula jiro Al-Qaacida
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.