Liiska Wasiirrada Cusub
Muqdisho (KON) - Raysul Wasaarahe Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Maanta Magacaabay 20 Wasiir ku-xigeen iyo 5 Wasiiru-dowle. Halkaan ka Aqriso Liiska Wasiiradda.
Waxaa la soo dhameestiray Xukuumada Soomaaliya iydoona Maanta la Magacaabay Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru-Dowlayaal.
Kadib Kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu Hogaaminayo R/wasaaraha Xukuumada ayaa loogu dhawaaqay Liiskaan.
Shanta Wasiiru-Dowle
1-Cabdi Farax sheekh C/qadir W/dowladaha Madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha Arrimaha Dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha Arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Liiska Wasiir Kuxigeenyada:-
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaashaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.