Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 1 February 2013 08:20

Madaxweyne Xasan oo sheegay in la wiiqay awoodii B/badeeda

Muqdisho (KON) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay geestaan kooxaha Burcadbadeeda Soomaaliya, waxaana madaxweynuhu uu sheegay in haatan ay yaraatay dhibaatada Burcada bada.

Teaser Image Madaxweyne Xasan oo sheegay in la wiiqay awoodii B/badeeda

 

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay dadaal badan oo ay samaysay dowladiisa in lagu guuleestay in la wiiqo awooda kooxaha burcadbadeeda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay qaar badan oo ka mid ah Burcada in ay ka baxeen falalkii ay ku jireen isla markaana ay u laabteen in ay reerahoodii la midoobaan.

Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in haatan loo baahanyahay in caalamka uu gacan weyn ka sii geesto sidii si wadajir ah loogu baabi’in lahaa dhibta ka timaada kooxahaan.

Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top