Maraykanka oo sheegay inuu qayb ka ahaa weerakii Fashilmay ee Soomaaliya
Muqdisho (KON) Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowlada Maryakanka ay wax ka ogeed weerarkii guul dareestay ee ciidamada Faransiiska ay ka geesteen Soomaaliya.
Barack Obama madaxweynaha Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamo Mareykan ah qeyb ka ahaayeen howlgalkii lagu soo qaaday Soomaaliya.
Sidoo Kale Obaama ayaa hoosta ka xariiqay in kaliya ciidamadiisa ay Faransiika ka caawiyeen dhanka Farsamada ee lagu weeraray xarunta Al-Shabaab maalintii jimcada ahayd ee Buulo-mareer.
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in diyaaraha Maraykanka ay ku jireen hawada Soomaaliya intii uu socday Howlgalkaasi dhicisoobay.
Hadalka Madaynaha Maraykanka ayaa wuxuu ku soo adayaa xili dowlada Faransiiska ay sheegtay in aysan joojin doonin ugaarsiga kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-qaacida.
Keydmedi Online Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Gobolka Banaadir oo ka hadlay Werarkii UNDP iyo Meydadkii Kooxda
- Kooxo kala taageera X.Dahir, Rooboow iyo Godane oo 16 iska Dilay
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.