Mareeykanka oo 20 Million ugu deeqay Soomaaliya / Madaxa USAID oo booqday Muqdisho
Muqdisho (KON) - Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta caalamiga ee USAID ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, isagoo la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Wafdigan ayaa madaxweynaha kala hadlay deeq bixinta doowlada mareeykanka iyo sidii ay uga taageeri lahayd dhanka gargaarka iyo dib u dhiska hay’adaha amaanka.
Maxda USAID oo shir jaraa’id la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay deeq lacageed oo dhan 20 milyan oo doollar oo lagu taageerayo mashaariic caafimaad iyo waxbarasho
Madaxweyne Xasan Shiikh oo goobta ka hadlay ayaa soo bandhigay in ballanqaad aad u weyn ay ka heleen doowlada mareeykanka gaar ahaan hay’ada USAID, madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay ineey aad usoo dhaweeynayaan Socdaalka wafdigan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Sargaal ka tirsan Ciidamada Kenya oo la toogtay
- Mashruucii ugu weynaa ee Hay’adaha Turkiga oo Maantay laga furay Muqdisho // Daawo
- Ciyaar Saaxiibtinimo oo dhexmartay Ciyaartoy Soomaali ah iyo Ciyaartoyda Burundi
- Madaxweyne Xasan “Kismaayo waxaa ka dhacay, wixii aan ka digaynay”
- Kismaayo: Qax iyo Barakac ka bilaawday // Qoryo la isku Aruusaday - Warbixin
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.