Masuulyiintii Shabaab ee Baardheere oo Isaga Huleelay Degmadaasi
Baardheere (KON)- Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobbolka Gedo ayaa soo sheegaya in masuulyiintii Al shabaab ee mudooyinkii ugu dambeeyay ku suggnaa degmadaasi ay xalay halkaasii isaga huleeleen, inkastoo aysan cadeyn sababta.
Wararka ayaa sidoo kale soo sheegay in masuulyiinta ay u soo jiheysteen dhanka degmada Bu'aale ee xarunta gobbolka Jubbada Dhexe.
Degmada Baardheere oo ah magaalada ugu weyn ee ay Shabaab ka heystaa gobbolka Gedo, ayaa waxaa hadda ku soo wajahan culeysyuo fara badan oo kaga imaanaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Kenya.
Keydmedia Online -Xafiiska, Kismaayo
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.