Muran ka taagan Dhisida Tiyaatarka Qaranka Somaliyeed
Muqdisho (KON) - Maamulka Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay Shirkadaha iyo Hay’ado Ajnabiga ah oo Dayactiraya Tiyaatarka.
Maareeyaha National Theatre Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa sheegay in ey qandaraas qaateen Shirkado iyo hay’ado ajnabi ah.
Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa yiri:
“Waxaan sheegayaa in hay’adaha howsha iminka ku jira ay yihiin kuwo dano gaar ah wata,dalka shiinaha ayaa hore udhisay iminkana maxaa loola xiriiri waayey si ay udhisaan tiyaatarka"
Abwaanka ayaa waxa uu sheegay in Shirkadahaas aysan soo marin shuruucdii loo baahnaa islamarkaana ay doonayaan dhaqaale inay ku helaan nuuriyad iyo dhagaxaan yar oo golaha maalmo kooban lagu dhebsaaso.
Maareeyaha ayaa Dowlada ugu baaqay iney arintaan wax ka qabato.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.