Natiijadda Doorashooyinka Degmadda Hargeysa & Israsaaseyn ka dhacay Magaalada
Hargeysa (KON) - Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa Xalay ku dhawaaqay Natiijadda Codbixinta Doorashooyinka ee Degmadda Hargeysa.
Natiijaddaan oo oo Warbaahinta loo Bandhiga ayaa Kaalinta Koowaad ka galay Xisbiga KULMIYE oo helay 7 Kursi.
Kaalinta labaad ayaa waxa soo fadhiistay ururada siyaasadeeda Xaqsoor, UCID iyo Wadani oo helay min 4 Kursi.
Kaalinta Saddexaad waxaa galay Urur siyaasadeedka UMADDA Oo 3 kursi.
Kaalinta Afraad Dalsan oo helay 2 Kursi.
Kaalinta Shanaad Rays 1 Kursi.
Dhinaca kale Markii lagu dhawaaqay Natiijadda Codbixinta ayaa Magaalada ka bilaawday Rabsho iyo in Hub la isku adeegsado.
Lama oga cid wax ku noqotay rasaasta tiradda badan ee ay ciidamadda boolisku ku ridayaan dadka mudaharaadka soo qaban qaabiyay.
Wararka soo gaaraya KEYDMEDIA ONLINE ayaa sheegaya in Dhaawac ka dhashay Iska Horimaadkaas.
Keydmedia Online - Xafiiska Hargeysa
Share this page
More News
- Video: Siyaasiin Soomaali ah oo ku cadaadiyay Dawlada Norway inay… // Daawo
- IGAD: Wixii Kismaayo ka dhacay waa Sharci daro | Dowladda ha looga danbeeyo -Warbixin
- Waa kuma Ninka Askariga Ingiriiskaa London ku Dilay? Warbixin
- R/wasaare Saacid oo ka hadlay Dhaqaalo soogaaray dowlada
- Obama oo ka hadlay Dagaalka lagula jiro Al-Qaacida
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.