Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Keydmedia) - Qarax Miino oo ey ku Dhinteen ilaa iyo hada Labo Qof ayaa Caawa ka dhacay isgoyska Siinay ee Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah ayaa Keymdedia u sheegay in labada qof ee dhimatay ay ahaayeen Qof rayid ahaa iyo Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda KMG ah, halka Lixda Qof ee dhaawacantay ay ahaayeen dad rayidka ah oo ka ag dhowaa halka uu qaraxu ka dhacay oo ahayd meel ganacsi oo shaaha laga cabo.
Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa.
Fillo Faahfaahin Dhawaan
Keydmedia.net - Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- Banaanbax looga soo horjeeday mooshinka xukuumada oo ka dhacay Muqdisho
- UN-ka oo Joojineysa Hawlihii ay ka waday Bari iyo Faroole oo Awaamiir soo rogay
- Warbixin: Xildhibaanadii ka soo horjeeday xukuumada oo ka laabtay mooshinkii ay wadeen
- Al-Shabaab oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya
- Galmudug oo Cambaareysay Mooshinka ka dhanka ah Xukuumada RW Saacid
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.