Qarax ka dhacay Boosaaso iyo Khasaaro badan oo ka dhashay
Boosaaso (KON) - Magaalada Boosaaso ayaa Saakay ka dhacay Qarax xoogan oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana Qaraxaas ka dhashay Khasaaro badan.
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxaan oo ahaa Miinada Nuuca Dhulka lagu Aas-Aaso ey ku dhinteen ugu yaraan 13 Askar oo ka tirsan maamulkaas.
Sidoo kale Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Dhaawaca ey ku jiraan Saraakiil.
Ciidamadaan ayaa socdeen wadada isku xirta magaalada Boosaaso iyo Galgala ee gobalka Bari.
Wixii Faahfaahin ah fillo dhawaan
Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.