Qarax ka dhacay Degmada Wajeer
Nairobi (KON) - Ugu yaraan hor Qof ayaa ku dhintay kadib Qarax weyn oo Xalay ka dhacay Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Qaraxaan ayaa dhacay kadib Nin watay walxaha Qarxa sitayuu isku Qarxiyay Bartamaha Magaalada.
Saraakiisha Booliska ayaa xaqjiiyay in mid Ciidamadooda uu ku geeriyooday qarax ay u maleeyeen inuu ahaa Ismiidaamin, kaasi oo lala eegtay Kolonyo Ciidamo ah oo kasoo laabtay Howlagalka Somalia ee ka dhanka ah Al shabab.
“Salaadii cishaha markii laga soo baxay ayaa waxaa la maqlay magaalada dhexdeeda qarax weyn oo ka dhacay. Marka waxaa xaqiiqo noqotay in nin madoow ah oo gobollada kale ee Kenya ka yimid oo aan reer Waqooyi bari ahayn uu is Qarxiyay,” Ayuu yiri Nin la hadlay Idaacada BBC-Somali.
3 Qof oo Labo kamid ah ay yihiin Saraakiil Kenyana ah ayaa ku dhaawacmay Qaraxa.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- Kooxda Axmed Madoobe “Kismaayo Dhiig ayaa ku daadan doona! // Warbixin
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.