Qarax Saaakay ka dhacay Baydhabo
Baydhabo (Keydmedia) - Hal Cunug ayaa ku dhintay 4 kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib marki ay miino la qaraxday caruur ku ciyaareysay Xaafada Howlwadaag ee magaalada Baydhabo.
Qaraxa oo ka dhacay xaafada Howlwadaag ee magaalada Baydhabo ayaa ka danbeeyey marki caruur yar yar ay soo qaadeen miino iyaga oo ku ciyaaray sida ay sheegeen saraakiisha amaanka.
Ciidamada saldhiga booliska Baydhabo oo usoo gurmaday qaraxa ayaa geeyey isbitaalka sadexdi caruur ee dhaawaca soo gaaray kuwaasi oo haatan lagu dabiibayo magaalada Baydhabo.
Waa qaraxi ugu horeeyey ee ka dhaca magaalada Baydhabo tan iyo marki ay ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa Itoobiya ay qabsadeen 22-ki bishi Febraury.
Keydmedia.net - Xafiiska Baladweyne
Share this page
More News
- Dowlada Soomaaliya oo laga taageerayo din u dhiska dalka
- Duqa Hobyo oo ka badbaaday isku day Dil
- Madaxweynaha Galmudug Qaybdiid oo Muqdisho Shir ka qaybgalaya
- Arin naxdin leh oo ka dhacday Baydhabo
- Wasiirka Warfaafinta oo la hadal hayo in Xilka laga wareejiyo // Warbixin
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.