Qarax Suuqa Bakaaraha ka dhacay
Moqadisho, (KON) - Qarax sida la sheegay ay illa Sadex iyoToban Qof ku Dhaawacmeen ayaa Duhurlii ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxan oo ahaa Bombo gacanta laga tuuray ayaa waxuu sababay Dhaawaca 13 Qofood kuwaas markaas ka adeeganayey suuqa Bakaaraha gaar ahaan Qeybta Dahablaha.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ka wado goobtii uu qaraxa ka dhacay waxaana Dadkii ku Dhaawacmay Qaraxaas loola Caracay Isbitaalada Magaalada Muqdisho.
Keydmedia.Net
Share this page
More News
- Shirkii Madaxda IGAD // Dowlada oo dhisaysa Maamulka Jubbooyinka - Warbixin
- Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dhacay Baydhabo
- Video: Gabaygii Suldaan Bashiir Geele iyo Arinta Kismaayo
- Xasan Sheekh “Al-Shabaab way ka faa’iideesanayaan Arimaha Kismaayo”
- Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Deegaanada Al-Shabaab ay Maamulaan
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.