Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 12 December 2012 09:33

Qarax Xalay ka dhacay Jowhar

Jowhar (KON) - Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe ayaa Xalay ka dhacay Qarax Xarunta Dalxiiska ee Xaafada Hantiwadaag, halkaasoo ay ku sugan yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milateriga.

Teaser Image Qarax Xalay ka dhacay Jowhar

Weerarkaan ayaa wali cadey Khasaaraa ka dhashay balse Warar madax banaan ayaa sheegaya in 3 Askari ey ku dhaawacmeen Qaraxa.

Qaraxaan kadib ayaa goobta ka dhacay is-rasaaseyn Ciidamda Dowlada iyo Kooxda Weerarkaas soo qaaday.


Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top