Qarax Xoogan oo Goordhow Gilgilay Islii
Nairobi (KON) - Waxaa Daqiiqado kahor ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi Qarax xooggan oo Khasaare badan geestay.
Wararka soo gaaraya Xafiiska KEYDMEDIA ONLINE ee Nairobi ayaa sheegaya in Qaraxaan uu ka dhacay Goob ey ku Caweeeyaan Kenyaanka.
Qaraxaan ayaa ilaa iyo hada ku dhaawacmeen 6 Qof oo inta badan ey Xaaladooda tahay mid Khatar ah.
Xaalada Caasimada Kenya ayaa Caawa Kacsan waxaana lagu arkaayaa Dariiqyada Ciidamo farabadan.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.