Qaraxa khasaaro Dhaliyay oo Ciidamada Amxaarada lagula eegtay Baydhabo
Kismaayo (Keydmedia) - Qarax xooggan oo dhaliyay khasaaro kala duwan oo soo gaaray Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa xala Ciidamada Amxaarada ee Dalka kus oo duulay waxaa lagula eegtay fariisimo ay ku leeyihiin magaalada Baydhabo ee xarunta gobbolka Bay, ayadoona khasaaraxa Ciidamada Amxaarada soo gaaray ay warar kala duwan ka soo baxayaan.
Qaraxaan ayaa Ciidamada isugu jira amxaarada iyo xabashida ee dalkeena gumaadka ka wada waxaa lagula eegtay Bangigii hore ee bartamaha magaalada Baydhabo.
Ilaa hadda inta la xaqiijiyay 15 ka tirsan askarta xabshida iyo amxaarada ayaa ku geeriyootay qaraxaasi inka badan 20 kalena waa lagu dhaawacy, waxaana masuuliyada qaraxaasi sheegatay kooxda Argagixisada ah ee Maleeshiyaadka Shabaabka.
Si kastaba qaraxaan ayaa noqonaya kii ugu khasaaraha badnaa ee Ciidamada Guumeystaha Itoobiyaaka lagula eegto gudaha magaalada Baydhabo.
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Share this page
More News
- Video: Siyaasiin Soomaali ah oo ku cadaadiyay Dawlada Norway inay… // Daawo
- IGAD: Wixii Kismaayo ka dhacay waa Sharci daro | Dowladda ha looga danbeeyo -Warbixin
- Waa kuma Ninka Askariga Ingiriiskaa London ku Dilay? Warbixin
- R/wasaare Saacid oo ka hadlay Dhaqaalo soogaaray dowlada
- Obama oo ka hadlay Dagaalka lagula jiro Al-Qaacida
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.