Qof Rayid Ah oo Goordhow Lagu Dilay Suuqa Dharka Ee Kismaayo
Kismaayo (KON)- War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray Suuqa Dharka ee magaalada Kismaayo ayaa soo sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Raaskaambooni ay halkaaso ku dileen qof rayid ah, ayadoo Suuqa ay hadda ka taagan tahay xaalad aad u kacsan.
Qofka la dilay ayaa ahaa nin ganacsade ah oo kamid ahaa ganacsatada suuqa Dharka ee magaalada Kismaayo, lamana garanayo ilaa iyo hadda sababta ninkaasi loo dilay.
Warar suuqa laga helaayo ayaa sheegay in ninka ay xabada uga fakatay Ciidamada Dowladda.
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Raaskaambooni ayaa saaka howlgallo ka wada suuqa dharka ee magaalada Kismaayo kuwaasoo ay ganacsatada uga rarayaan suuqa.
Keydmedia Online -Xafiiska, Kismaayo
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.