Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Friday 1 February 2013 08:16

R/wasaare saacid” Weerarkii Madaxtoyada lagama gaarin ujeedkii laga lahaa”

Muqdisho (KON) Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Qaraxii ka dhacay Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo ay sheegteen Al-Shabaab.

Teaser Image R/wasaare saacid” Weerarkii Madaxtoyada lagama gaarin ujeedkii laga lahaa”

 

Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax ayaa sheegay in qaraxaasi aanan laga gaarin ujeedkii laga lahaa, wuxuuna ku tilmaamay weerar fashilmay.

Wuxuu sheegay Qaraxyada in ay horay u dhici jireen laakiin ay geesan jireen khasaaro badan, wuxuu tilmaamay, qaraxaan in haatan uu aad u yaraa waxyeelada uu geestay taasina ay tahay dadaal la sameeyay.

Cabdi faarax Shirdoon ayaa wuxuu sidoo kale uu sheegay in ciidamada Amaanka ee Soomaaliya ay u diyaarsanyihiin in ay marwalba sugaan amaanka wadanka, isla markaana ay ka hortagaan wax walba oo la doonayo in lagu waxyeeleeyo.

Keydmedia Online xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top