Kooxda Shabaab oo ka baxeen Baydhabo
Kooxda Shabaab - Al Qaacida ayaa Saakay ka baxeen Magaalada Baydhabo, kadib markii xakay kaga saaray Degmadda Bardale.
Kooxda Al-shabab ayaa saakay ka baxeen magaalada Baydhoba, taasi oo ka dhigaysa magaaladii labaad oo muddo ka yar 24-saac ay ka baxaan, iyadoo xalay laga saaray Degmada Bardaale isla Gobolka Bay.
Ciidamo isgarabsanaya oo isagu jira Amxaaro,TFG iyo Ahlu sunna ayaa ku sii jeeda Goobaha ay xoogga ku haystaan Kooxda Al-shabab ee Gobolada Baay iyo Bakool ee koonfurta Dalka Soomaaliya.
Maleeshiyaadka Al-shabab ee laga saaray Degmadda Bardale ayaa hadda waxa ay ku suganyihiin sida la sheegay deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 5-Km u jira deegaankaasi.
Faahfaahin Fillo Dhawaan
Update: Ciidamada Amxaarada iyo TFG-da ayaa la wareegeen Baydhabo, kadib markii ee saakay ka baxeen Kooxda Shabaab.
Keydmedia.net- Xafiiska Muqdisho
More News
- Kooxda Shabaab oo Duqeyn ku Bur buriyay Ceelkii Biyaha ee Garbahaareey
- Somali ku dhibaataysan Xabsiyo ku yaalla dalka Ukraine
- Suuqa Ganacsiga magaalada Gaalkacyo oo xiran
- Horjoogiyaal Al Shabaab ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Galgaduud
- Dagaal Khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho
Share this page
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.