Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Thursday 18 June 2015 08:39

Shirkii Cadaado oo Qarax lagu weeraray

Cadaado (KON) -- Waxaa Saakay Qarax lagu weeraray Xarunta Shirka Cadaado oo ay ku sugan yihiin 400 oo Ergo oo ka qeybgalaysa Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe.

Teaser Image Shirkii Cadaado oo Qarax lagu weeraray

Wararka aan helayno ayaa waxay sheegayaan in 4 Nin oo la socday Gaari nooca Raaxada ah midkooda isku qarxiyay Irida Shirka, halka 3 kalena la toogtay iyagoo isku dayay inu Gudaha u galaan.

Ciidanka Ethiopia ee sugayay Amaanka ayaa la sheegay inay toogteen 3 Nin.

Wali la oga Khasaaraha Weerarka.

Fah Faahin Filo Goor-Dhow Insha Allah.!

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top