Sommaali lagu xukumay Dalka Japan
Nairobi (KON) - Waxaa Maantay lasoo gabangabeeyay Maxkamad ka socotay Dalka Japan oo lagu saaray Niman Soomaali ah oo lagu soo qabtay Xeebaha Soomaaliya laguna soo eedeeyay Burcad Badeednimo.
Maxkamadaan oo ka socotay Caasimada Dalka Japan ee Tokyo ayaa Labadaan Nin oo Soomaalida ah ku riday xukun min toban Sano oo xabsi ah.
Wakaalada Wararka ee Dalka Japan ayaa sheegtay in Labadaan Nin oo lagu magacaabo Maxamed Urgus Caddeysey iyo Cabdinuur Xuseen Cali ay qorteen inay in ay ka dambeeyeen isku day lagu afduubi lahaa Markab.
Markabkaan oo ah nooca Shidaalka qaada ah oo u shaqeeya Shirkad Japan ah ayaa lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya.
Waa xukunkii ugu horreyay ee noociisa oo kale oo ka dhaca dalka Japan.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Share this page
More News
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
- Dib-u Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya // Dowlada oo Shir heer Qaran ah furtay
- Hog. ka tirsan Maleeshiyada Raaskambooni oo Dhaawac loogu geestay Kismaayo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.