Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 2 May 2012 16:35

Soomaali lagu eedeeyay iney xirii la leeyihiin Shabaab oo lagu xiray London

London (Keydmedia) - ilaa iyo 7 Soomaali oo lagu eedeeyay iney xiriir la leeyihiin Kooxda Shabaab ayaa lagu xirxiray magaalada London ee Dalka Ingiriiska.

Teaser Image Soomaali lagu eedeeyay iney xirii la leeyihiin Shabaab oo lagu xiray London
Sirdoonka Ingiriiska ayaa sheegay in 7 ruux ee Soomaalida ah oo ka kooban 6 rag ah iyo Qof Dumar ah laga qabtay magaalada London waxaana lagu eedeeyay in lacagaha ay ka helaan qaadka ay ka ganacsadaan ay taageero ahaan u siiyaan ururo argagixiso oo dibbadda ah sida Al-Shabab.
Howlgalkaan oo ay si wada jir ah u fuliyeen Sirdoonka Qadamada Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa waxaa la sheegay in shaqsiyaadka la tuhunsan yahay su’aalo weydiin ku socoto.
 
Faahfaahin fillo dhawaan
Keydmedia.net - Xafiiska London

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top