Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?

Wednesday 7 March 2012 20:44

TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

London (Keydmedia) - Waxaa Maantay oo ay Taariikhdu tahay March 07, 2012 ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya Marxuun Yuusuf Maxamuud Barqadle oo ku magac dheeraa "Yusuf Gaduud"

Teaser Image TACSI: Innaalillaahi wa innaa Ilaahi Raajicuun

Dhamaan Ehelada iyo Asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Eheladii iyo Asxaabtii ee uu ka tegay Xaaji Yuusuf Maxamuud Barqadle - Yusuf Gaduud". Waxaa kaloo si gaar ah loogu tacsiyeenayaa reer Maxamuud Barqadle.

Dr. Cali Maxamud Barqdle, Maxamed Maxamud Barqdle, Xirsi Maxamud Barqdle, Cabdullahi Maxamud barqdle, Xalimo Maxamuud Barqadle, Salaado Maxamuud Barqadle iyo dhamaan reer Maxamuud Barqadle iyo Caruurtoda.

Amb. Adullahi Ahmed Addow iyo Xaaskiisa, Jen. C/rahman Warsame elmi iyo Xaaskiisa, Mudane Ahmed Duale Geele iyo Xaaskiisa, Prof Mahamuud Imaan Adan iyo Xaaskiisa, Prof. Omar M. Addow, Dr. Cabdinasir Kabretto, Daahir Maxmuud Ossoble, Dhamaan Reer Siciid Kadiye, Xaaji Xasan Abdulle Ismaaciil iyo reer Dhamaan reer Xasan Abdulle Ismaaciil, Haaji Keysh iyo Dhamaan reer Haaji Keysh, Habibo iyo Nadiifo Saciid Kadiye iyo Caruurtoda oo dhan mellkasta ey kala joogan, Bashir Daahir Saciid, Seylac Daahir Siciid, Bashir Geesaweyne, Marwo Caasho Maxamuud, Marwo Muraayad Maxamuud, Deeqo Siciid Cabdullahi, Dr. Maxamed Guuleed "Libaax", Said Kadiye Cali.

Axmed Maxamed Cali, Cali Maxamed Cali, Cosob au-Sahal iyo Dhamaan reer au Sahal, Dr. Mahamed Ali Hirsi iyo Xaaskiisa, Dr. Yasin Ali Diirshe, Avv. Prof. Abdullahi Osoble, Col. Abdiweli Jaama Gorod, Mudane Mahamed Ali Diriye, Dr. Mahamud Xirsi Elmi iyo Dhamaan reer Xirsi Elmi, Dr. Ali Hashi Doore iyo Xaaskiisa, Avv. Said Axmed Kadiye iyo xaaskiisa iyo Dhamaan reer Ahmed Kadiye, Mudame Muhiyadiin Ali Nuure iyo Xaaskiisa, Inj. Abdiwali Shikh Labaale, Mudane Mahamed Abdulle Guure, Dr. Hassan Kaafi Warsame iyo Xaaskiisa, Dr. Col. Ali Baashi Fiqi, Dr. Hassan Abshir Hassan, Dr. Yasiin A. Cosoble (Yasiin Baby).

Avv. A/llahi Warsame Takar iyo Xaaskiisa, Mr. Ali Said Hassan iyo Xaaskiisa, Mr. Ali Saciid Hashi Nuure, Mudane Siciid Xaashi Nuurre , Ali-salaad Ahmed Ali, Caraaye Abdi Hassan iyo Xaaskiisa, Inj. Hussein Yusuf Hassan, Cali Maxamad Caalin "Cali Shiino", Mahamed-weli Abdi Hassan Nuur, Bashiir Abdi Hasan-Nuur, Col. Hassan Mahamed Ali Seed. Avv. Abdirahman Haji Ereg, Cabdirashid Shire Ilqeyte, Dr. Axmed Daahir C/karim Nuur Illey, Dr. Cali Bashir Nuur Illey, Faisal Hassan Elmi Bulaale, Dr. Saciid Sonna, Maxamed Cismaan Gurey, Cabdi Cismaan Gurey, Marwo Ruqio Saciid Cali Gurey iyo Dhamaan reer Saciid Cali Gurey, Prof. Cabdulkhadir Shirwac.

Warbaahinta Keydmedia Shaqaalaheeda ku kala sugan dunida daafaheeda waxay tacsi tiiraanya leh hawada u marinayaan qoys-kii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Maxamuud Barqadle.

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top