Wariye Xalay lagu Dilay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Keydmedia) - Koox hubeysan ayaa Xalay ku dishay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Wariye Farxaan Jeemid Cabdulle oo u shaqeyn jiray Idaacadda Daljir.
Weriyaha waxaa dilay Labo nin oo wejiga qarsaday, kuwaas oo baxsaday markii ay falka dilka ah geysteen kaddib.
Farxaan ayaa la dilay xilli uu ku sii jeeday gurigiisa oo ku yalla xaafadda New Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Waa dilkii labaad oo Sanadkan gudihiisa Gaalkacyo loogu geysto Qof Weriye ahaa.
Sanadkan gudihiisa ayaa lagu dilay Soomaaliya ilaa 5 Wariyaal, oo lagu kala dilay Magaalooyinka Muqdisho, Galkacyo iyo Beledweyn.
Keydmedia.net - Xafiiska Gaalkacyo
Share this page
More News
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
- HA DHALIILIN AADMIGA ADIGOON WAX DHEERAYN! // Suugaan - Daawo
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.