Wasaarada Warfaafinta: Idaacadaha ruqsad la’aan ma ka shaqayn doonaan Dalka
Muqdisho (KON) - Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Ciil-mooge Xirsi ayaa sheegay inaanay jiri doonin hada kadib Idaacad Ruqsad la’aan ku shaaqaysa Dalka.
Hadalka Wasiirka ayaa imaanaya xilli ay idaacadaha Muqdisho ka howlgala ay sii kordhayaan.
Wasiiska oo maanta ka hadlayay xaflad ay wasaaradda qalab warbaahineed kala wareegeysay xafiiska siyaasadda u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNPOS) oo Muqdisho lagu qabtay ayaa sheegay inay diyaariyeen shuruucda warbaahinta, dhowaanna ay soo bandhigi doonaan.
Wasiirka ayaa Warbaahinta Soomaaliyeed ugu baaqay iney dhowraan Shruucda Saxaafadda.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdihso
Share this page
More News
- Daawo: Weerarkii Xarunta UNDP - Faahfaahin
- Weerar lagu soo qaaday Xarunta UNDP ee Muqdisho // Dhimasho iyo Dhaawac
- Xaalada Kismaayo: Isku Socod La’aan, Goobihii Ganacsiga oo Xiran
- Marin habaabinta Xaqa ee Jubbooyinka // Xaaladaha taagan ee Jubbooyinka
- Maansada: HAL AQOON
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.