Waxgaradka G/Hiiraan oo Deeq Gaarsiiyay Isbitalka M/Baladweyne
Muqdisho (KON) Qaar ka mid ah waxgaradka gobalka Hiiraan ayaa deeq lacageed maanta waxay ku wareejiyeen maamulka isbitalka way nee magaalada Baladweyne.
Deeq lacageed oo ah mid ay waxgaradka gobolka Hiiraan iska soo ururiyeen ayaa waxey ugu talagaleen iney ku taageeraan isbitaalka magaaladaasi.
Waxgaradka ayaa sheegay in ay deeqdaan ugu talagaleen in lagu sii wado howlaha isbitalka weyn ee magaaladaasi Baladweyne maadaama hada aysan jirin wax hay’aad ah oo garoonka gacanta ku haysa.
Maamulka Isbitalka ayaa dhankooda iyana waxay u mahadceliyeen waxgaradka maanta deeqda lacageed soo gaarsiiyay isbitalka waxaana maamulku uu dheegay in ay muhiim tahay in lees kaashado.
Isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku xeran oo adeeg caafimaad ka hela dadka ku dhaqan gobolka Hiiran iyo gobollada kale ee ku dhow dhow balse Isbitaalka ayaanay hada jirin cid gacanta ku heyn maadaama hay’adda MSF oo isbitaalkaasi gacanta ku heysay ay isaga baxday gobolka.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Share this page
More News
- R/wasaaraha oo ka hadlay mooshinkii lala laabtay
- 50-Sano guuradii aas-aaska ururka Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusay
- Axmed Sandheere: “Axmed Madoobe Taangi Sawaaxili ayuu saaranyahay”
- Warbixin: Beeraha Deg. Afgooye // Daawo
- Ciidamada Kenya oo Howlgalo ka wada Gaarisa // Sarkaal lagu dilay Magaalada
Don’t steal content!
We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.