Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Friday 19 June 2015 10:45

XOG: Akhriso Magacyada & Qabiilada Raggii weeraray Xarunta Shirka Cadaado

Cadaado (KON) - Maamuka Ximan & Xeeb ayaa shaaciyay Magacyada & Qabiilada Raggii Shalay Weeraray Xarunta Shirka Cadaado ee lagu magacaabo Kafaalo.

Teaser Image XOG: Akhriso Magacyada & Qabiilada Raggii weeraray Xarunta Shirka Cadaado

Macluumaad laga helay Maamulka Ximan & Xeeb ayaa waxaa lagu sheegay in Nimanka Weerarka soo qaaday ay ka yimaadeen Meel ka baxsan Magaalada Cadaado.

Hoos ka akhriso Magacyadooda & Beelahooda

1- Ciisse Jaamac (Mursade)

2- Keyse Axmed Naasir (Isaaq)

3- Yuusuf C/llaahi (Duduble)

4- Muuse C/naasir (Ogaadeen)

Mid kamid ah Raggan wuxuu Gaari ku qarxiyay Albaabka hore ee Xarunta Kafaalo, si uu ugu sahlo kuwa kale inay Gudaha uu galaan oo ay laayaan Ergada & Mas'uuliyiinta kale ee ku jira Shirka, balse Ciidanka Ethiopia ayaa toogtay.

Khasaaroa wuxuu ku koobmay oo kaliya kuwa Weerarka fuliyay, sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho

Share this page

More News

Don’t steal content!

We worked realy hard to realize this website. We put a lot of money in this project. It wouldn’t be fair if you take profit of our investments. If you like this article share it on Facebook, Twitter, mail your friends or set a link on your website. But please don’t copy the article without permission.
Thanks.

back to top