KEYDMEDIA - Warar
    <dc:language>so</dc:language>
    <dc:creator>KEYDMEDIA</dc:creator>
Kooxda Shabaab oo Duqeyn ku Bur buriyay Ceelkii Biyaha ee Garbahaareey
      <description>Kismaayo (Keydmedia) - Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Shabaab ayaa ayaa duqeyn xoogan waxaa ay ku bur buriyeen Ceelkii biya ee magaalada Garbahaareey ee xarunta gobbolka Gedo, ayadoona arrintaasi ay sababtay in xaalad biyo la'aaneed maanta laga dareemo magaalada.</description>
Somali ku dhibaataysan Xabsiyo ku yaalla dalka Ukraine
      <description>BRATISLAVA (Keydmedia) - Qaxooti Soomaali ah oo ku jira Labo Xabsi oo ku yaalla Wadanka Ugrian oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa waxa ay ka cabanayaan Dhibaatooyin adag oo dhinaca nolosha ah oo ku haysta Xabsiyadaasi oo in Muddo ah ay ku xiran yihiin.</description>
Suuqa Ganacsiga magaalada Gaalkacyo oo xiran
      <description>Galkacyo (Keydmedia) - Suuqa Ganacsiga ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Saakay xiran, taasi oo saamayn ku yeelatay dadkii u adeeg doona jiray.</description>
Horjoogiyaal Al Shabaab ah oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Galgaduud
      <description>Muqdisho (Keydmedia) - Sida ay Xaqiijinayaan wararka saacadihii ugu danbeeyay laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Horjoogiyaal sare oo ka tirsanaa Kooxda Shabab-Qaacidda inay ku geeriyoodeen Qarax ka dhacay Gobolkaasi.</description>
Dagaal Khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho
      <description>Muqdisho (Keydmedia) - Dagaal sababay Khasaaro isagu jira Dhimasho iyo Dhaawac oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda KMG ah ayaa waxa uu ka dhacay magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.</description>
Xiisad Dagaal oo Maanta ka jirta Afmadow
      <description>Kismaayo (Keydmedia) - Wararaka naga soo gaaraaya Tuulada Xayo ee duleedka galbeed ee degmada Afmadow ee gobbolka Jubbada Hoose ayaa soo sheegaya in xiisado iyo dhaq dhaqaaqyo Dagaal ay maanta halkaasi ka taaganyihiin.</description>
Dagaal ka Dhacay Gudaha Garbahaarey
      <description>Kismaayo (Keydmedia) - Dagaal dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho dhaawac ayaa xalaya habeenimadii ka dhacay gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobbolka Gedo kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada TFG-da, Ahlu sunna iyo Maleeshiyaadka Shabaabka.</description>
Gudoomiyihii Xaafadda Bardaale ee Baydhobo oo la dilay
      <description>Baydhobo (Keydmedia) - Kooxo hubaysan oo aan heebtooda la garan ayaa Xalay waxa ay Gudaha magaalada Baydhobo ku toogteen mid kamid ahaa Mas’uuliyiinta Magaaladaasi.</description>
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Qaraxii ka dhacay Mombassa
      <description>Bombassa (Keydmedia) - Saraakiisha Ciidamada Booliska Dalka Kenya ayaa sheegaya in uu sii kordhayo Khasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay ka dhacay Goob lagu caweeyo oo taalla magaalada Xeebeedka Mombassa.</description>
Fahfaahin kasoo baxaysa Dagaalkii ka dhacay Magaalada Hargeysa
      <description>Hargeysa (Keydmedia) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Xaruunta Maamulka Somaliland, kaasi oo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Ciidamada Maamulkaasi.</description>