Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?
Bandhiga Asbuuca - “Deyr ku dhac” - 1989 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

Bandhiga Asbuuca - “Deyr ku dhac” - 1989 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

| Saturday 16 February 2013

Share this photo

Comment this photo


diirada24.com

| Monday 18 February 2013 waan kufarxsanaha tarikhda iyo sotabinta umada aad uheysaan

Cabdi Faarax Rooble

| Wednesday 14 November 2012 Soomaalidu tariikhda kama faaidaysato. Waxaa la yaaba in kuwii tacaddiyada iyo gaboodfalka aan la qiyaasi karin geystay ay isku haystaan waddaniyiin weli sharaf ku le dalka.Wa dhab in dagaalkii sokeeye Soomaalidu dhib badan isku geysatay laakiin barakaca iyo boobkii loo geystay reer miyigii aan dagaallada ku jirin ee abaabulnaa waa midaan weli wax la iska weyddiin.Sahanka Keydmedya iyo xogta ay keydisay waa arrin u baahan in ummaadda Soomaalida ku baraarugto lagana hortago gardarrada garabka og. arrintaas waxay u taal dadka ay weli ku dambayso hiil qarannimo

cabdi ali farah

| Sunday 4 September 2011 waxaan aad iyo ugu farah sanahay sawirada meeshaan kujira hada ayaan aadi rabaa

Image Description

| Saturday 3 September 2011 Bandhiga Asbuuca "Deyr ku dhac" - Masawirkaan waxaa Curyay Aslaha Caanka ah ee Sunlight 1989. Hooyoyinkaan waxey Aqrinayaan Liiska intey dhaleen, inta ey sii dhaleen, inta ee wada dhasheen... oo si micno daro ku Geeriyootay Dagaaladii Sokeeye. Waxaa Moodaa in Autor-ka Looxaan uu Uriyay Dhibaatada Soomaaliya ku soo fool leh. Waxaa Moodaa Shalay iyo Maanta in ey isku eg yihiin. Nasiibdaro! Hadii aad si fiican u dhuuxdid Masawirkaan, maxaad ka aragtaa?
back to top