Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?
Teaser Image Bandhiga Asbuuca - Magaalada Baraawe - 1982 - Photo by: Ali Said Hassan

Bandhiga Asbuuca - Magaalada Baraawe - 1982 - Photo by: Ali Said Hassan

| Sunday 30 June 2013

Share this photo

Comment this photo


Rosemeire

| Friday 11 April 2014 magacaygu waa( xasan cabdi shafad). waaxan halkaan ka salaamayaa maa mulayaasha website ka raasbina .waaxan idanleyahay shaqo aad u fiican ayaad qabateen.waana idinku mahad celinayaa .maxaa yeelay .reerka in uu website yeesho aad baa loogu baahnaa ,again ,thank you

bashiir caate

| Wednesday 21 August 2013 asc keyd media aad baan idinkaga mahad celinayaa guud ahaan mar kale ayana idin leeyahy mahadsanidiin dadku sidaan way ku baraargsanaanayaan dalkoodana wax badan ayey ka baranayaan lkn walaalayaal mid baan idinka codsnayaa waxayna igu tahay uur qabad iyo wali wadna qabad wali ma hayo barnaamijku saabsan dhibaatada iyo hormarka dhalinyarada labada media ee printedka ama electric midna kama haya dhhibaatada aan dalka ku hayno iyo dheefta dhibkaas oo ay odayaal qutraan cid ka hadasha ama iska wareesata midkale oo uur k taala ayaa jira sanadkastaa waxaa qalin jaiya kudhawaad 500 iyo ka badan ardaya hadana ma helaan abaalmarinteedi oo ah shaqo ay k an facaan boosaskoodina waxaa fadhiya dad howl gaba anagina waxaan dawarsdanaa banaanada ama qarashki ay nag bixiyaan waalidki ayaan midkale uga tarsanaa oo aan ku qasabnaa ainay camal noo sameeyaan ama tahriib iyo tahluuga ayaan qaadna ama hub ayaa noola dhiibaa ayadoo shaydaan nagu xariira hadaba yaa ka hadla walaalayaal dhibaatadaas yaase faaqidaya dalkase yaa burbriyey yaase dheeftiisa cunay sow in lays waydiiya ma ahan fadlan waxan idinka dalbanayaa inaad barnmaamijkaas wacyi galinta dhalinta iyo baraarujintooda noo bilaawdaan adinkoo mahadsan waa iga codsi ma arko dadkaloo wadaninimo ka muuqata ama dhab ka tahay fadlan mar kale ayaan idinka codsanayaa
back to top