Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Bandhiga Asbuuca - “Qaxooti” - 1989 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

Bandhiga Asbuuca - “Qaxooti” - 1989 - Asle Sunlight, Golol Art Gallery

| Friday 19 August 2011

Share this photo

Comment this photo


Image Description

| Saturday 20 August 2011 Aragtida Cali Saciid Xassan, Asle Sunlight, Golol Art Gellery 1989 - In ay sidaan wax u dhacayaan waxaan dareemay 1989. Masawirkaan waxaad ka dheehankartaa: Wadan iyo Dad nolol caadi ah ku nool, fiiri gurigaan wax walba ku dhanyahiin hadana laga qaxay. Dawladii oo Madaafiic Shacabkeedii ku garaacday. Argaagax ku habsaday, Qax aan Itijaah lahayn. Illahow roonow Na bixi. jaantaa furan. Waxaa si fiican Masawirkaan u dareemi karan: Reer Hargeysa 1989. Reer koofureedka Galkacyo1989. Reer Moqdisho 1990Illa Maantay 2011
back to top