Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Bandhiga Asbuuca - Xamarweyne, Muqdisho - 1979 - By: Ali Said Hassan

Bandhiga Asbuuca - Xamarweyne, Muqdisho - 1979 - By: Ali Said Hassan

| Friday 22 November 2013

Share this photo

Comment this photo


Jessika

| Friday 11 April 2014 salaan sare akhyaarta wallaayaal hadal badan haan mabuuxsho koley halka nabar ee nawada damqanaayana waa kan meesha kaga hadalney laakinse aniga halbaan uga duwanahay oo illa hadda layaabanahay waana in aniga iisoo dhacdey diidmo diidmadaas oo aan waxa ey salka ku heyso jirin illaa isma cadeenkaro ninkaaga dhalasho ama wax edia ah maheesto. taasna soomaali oodhan buu kala simanyahay. markaan megrationsverketka weydiiyey sasbabata ama xeerka iqanabaayo waxay iigu jawaabtey naagtii hanalagaraheyga ah wax walba waxaad ka aqrisankartaa waraaqda oo ay kuugu qorantahay. marka anigana walaalow jimacaale waxaan odeygeyga lasoo noolaa intaan sveria imaan 2 sano iyo 3 bilood. laakinse wax ciyaal ah nagama dhaxayn kadib markaan imaadey sverige baan baxay oon helnay ilmo marka qofka saan ah oo 2 sano kabadan isla noolaayeen hadana diidmada lasiinaayo bal weydii waa ku wareenay megationsverketka midda kale wadamo badan baa isku keena xaasaka waxa akamid ah finland waxayna dadku ku imadaan basaboorka somaliga kadibna eriboorka baa fara looga qaadaa siyaabo badan oo kasahlan baa jiraan sida ey sveria dadka ugu tacadineyso xuquuqdii qofka qoxootiga lahaa oodhan bey meel iska dhigtey hadaaney saan isk badalin waa ka mudahaaraadeynaa oo joornaalistayaal usoo wacaneysaa soomali hais raacdo U codee: 2 0
back to top