Logo of Keydmedia KEYDMEDIA

Did you noticed the English version?
Teaser Image Xaruntii Somalfruit ee Muqdisho - 1987 - Ali Said Hassan

Xaruntii Somalfruit ee Muqdisho - 1987 - Ali Said Hassan

| Friday 3 May 2013

Share this photo

Comment this photo


A\Rasiid Islow

| Thursday 17 November 2011 Waan idiin ka mahad celinyaa runtii hoowshan aad qabateen waana wax qabad u wanaag san magaca Iyo taariiqda umadan ku abtirsata magaca soomaali.

Osman nuur

| Tuesday 27 September 2011 keyd badan ayaaad haysaa guul ayaan idiin rajeynayaa adiga iyo dhamaan hawlwadeenada KEYDMEDIA WAAD MAHADSANTIHIIN

Osman nuur

| Tuesday 27 September 2011 in aad soo booqado webka KEYDMEDIA waxay la mid tahay adiga oo booqday MUSEAM midka aduunka ugu weyn runtii masawiradaan aad ayaan ula dhacay Ali Said walaal meeshaada ka wad shaqada walaahi soomaali badankeeda waad ka aragti dheertahay aduunka ayaad la socodaa sababtoo ah KEYD

Bashir Xalane Abtidon

| Thursday 12 May 2011 ASCWW sxb Ali Said waxaa ku leeyahay waxaad tahay idin qiimo badan noogu fadhiya sxb aad ayaan u jeclaystay sawiradan iyo barnaaamijyada Keydmedia khaas kuwa muuqaalka ee aad ka soo dirtaan caasimada Muqdishu.halka ka sii wada. thks again.

Nasra Hassan

| Monday 28 March 2011 oh my god these pictures are just AMAZING, i've never seen somali art but this is just too beautiful walahi, keep up the good work and may Allah bless you 😊
back to top