Safaarad Dadkeedii Gadatay! Xogta KM
Keydmedia Investigate - Waa arrin la yaab leh oo cid waliba ka fajicisay. Ereyada la yiraahdo Amakaag/Shqaraar way kasii xanuun badan yihiin Ereyga kale ee la yiraahdo la yaab/fajac, tanoo kalena weli Keydmedia.net masoo marin. Waxaa la dhihi karaa waa…
Xusidda 15ka Maajo oo ah Dhalashadii SYL
Ayuub A. Aden | Sana’a, (Keydmedia) - Halgankii SYL xurmayn iyo qaddarin weyn buu ku leeyahay Gobonimada iyo Jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed, 15ka bisha May waa in la xuso Sannad walba si aan loo hilmaamin Dadaalkii iyo doorkii hufnaa oo Leegadu…
About Us
Webka KeydMedia waxay idiin soo bandhigeysaa, fursadna idiin siineysaa in aad ka faaiideysataan mashruuc warbaahin ee hindisihiisa la bilaabay 20 sano ka hor. Mashruucaan waxaa suurageliyey aqoonyahanno ku xeeldheer culuunta bulshada, sida siyaasadda, dhaqaalaha, warbaahinta, hiddaha, dhaqanka, fanka iyo farshaxanka.
more about us
Keydmedia at Social Media
Get in Contact
Do you want to write an article for Keydmedia or do you have any question, write us a mail.
contact form